Countdown header img desk

MAI SUNT 00:00:00:00

MAI SUNT

X

Countdown header img  mob

MAI SUNT 00:00:00:00

MAI SUNT

X

Dawada Nafta

De (autor): Ali Mohamed Salah

Dawada Nafta - Ali Mohamed Salah

Dawada Nafta

De (autor): Ali Mohamed Salah

DAWADA NAFTA waa buug si qoto dheer u falanqeynaya nafta aadanaha iyo cudurrada ay la kulanto. Wuxuu si faahfaahsan u sharxayaa xaaladaha kala duwan ee naftu leedahay iyo sida loo daaweeyo cudurrada nafta ku dhaca sida hawo-raaca, iscajabka, islaweynida, istuska iyo xasadka. Buuggu wuxuu ka kooban yahay laba cutub oo waaweyn. Cutubka koowaad wuxuu faahfaahinayaa macnaha nafta, xiriirka ay la leedahay qalbiga, caqliga, jirka iyo ruuxda. Wuxuu sharxayaa sida loo hufiyo nafta iyo sida loola halgamo. Cutubka labaadna wuxuu si qoto dheer u falanqeynaya cudurrada nafta ku dhaca, astaamaha lagu garto, sababaha keena iyo daawooyinkooda. Dr. Cali Maxamed Salaax wuxuu adeegsaday Quraanka, Sunnada Nabiga ﷺ, iyo aqoonta culimada si uu u sharxo aragtidiisa ku saabsan daaweynta nafta. Wuxuu si gaar ah u falanqeeyey hannaanka ay culimadii hore u daaweyn jireen naftooda iyo casharrada laga baran karo. Buuggan waa il qiimo leh oo muhiim u ah qof kasta oo doonaya inuu fahmo naftiisa, cudurada ku dhaca iyo sidii uu uga bogsan lahaa. DR CALI MAXAMED SAALAX waa aqoonyahan diimeed, waa cilmi baare wax ka qoray culuum kala duwan sida xadiiska, culuum Quraanka, fiqiga iyo is bar-bar dhiga diimaha; (Yuhuudiyada, kristaanka iyo Islaamka) oo uu ka gaarey derajada (professor). Sanadkii 1991-kii, Dr Cali wuxuu ka qaatay shahaadada Bachelor-ka Xadiiska iyo Diraasaadka Islaamka Jaamacadda Madiina, Sacuudi Carabiya, kadibna wuxuu ka qaatay shahaadada Master-ka cilmiga diinta iyo Diraasaadka Islaamka Maka sanadkii 1994-kii, ka dibna sanadkii 2000 wuxuu ka qaatay Doktoraadka Falsafadda iyo Diimaha Is-barbardhiga ah Jaamacadda Qaranka ee Malaysia. Ugu dambeyntii sanadkii 2020-kii, wuxuu ka qaatay Shahaadada Norwegian center for arbitration and legal services. Buugaagta uu Dr Cali daabacay waxaa ka mid ah kuwa Ingiriiska ah: Qur'aan: Moral Compass of the Believer (Looh Press, 2023); Evil Eye: Reality and Remedy (Looh Press, 2023); The Shield of Islam (Looh Press, 2024); Domestic Peace: Quranic Guidance for Building Healthy Family Bonds (Looh Press, 2024); The Pearls: An Anthology of Lectures on Morality, Spirituality, and Intellectualism (Looh Press, 2024); Jinn & Black Magic: Understanding The Reality & Seeking Remedies in Islamic Theology (Looh Press, 2024); 10 Stories from the Prophet: Reflections & Insights (Looh Press, 2024); The Abrahamic Paradigm: Pluralism, Salvation, and the Challenges of the Contemporary Abrahamic Trialogue (Looh Press, 2024). Kuwa Carabiga ah uu qoray waxaa ka mid
Citește mai mult

-10%

PRP: 111.60 Lei

!

Acesta este Prețul Recomandat de Producător. Prețul de vânzare al produsului este afișat mai jos.

100.44Lei

100.44Lei

111.60 Lei

Primești 100 puncte

Important icon msg

Primești puncte de fidelitate după fiecare comandă! 100 puncte de fidelitate reprezintă 1 leu. Folosește-le la viitoarele achiziții!

Indisponibil

Plasează rapid comanda

Important icon msg

Poți comanda acest produs introducând numărul tău de telefon. În cel mai scurt timp vei fi apelat de un operator Libris pentru preluarea datelor necesare.

Completează mai jos numărul tău de telefon

Descrierea produsului

DAWADA NAFTA waa buug si qoto dheer u falanqeynaya nafta aadanaha iyo cudurrada ay la kulanto. Wuxuu si faahfaahsan u sharxayaa xaaladaha kala duwan ee naftu leedahay iyo sida loo daaweeyo cudurrada nafta ku dhaca sida hawo-raaca, iscajabka, islaweynida, istuska iyo xasadka. Buuggu wuxuu ka kooban yahay laba cutub oo waaweyn. Cutubka koowaad wuxuu faahfaahinayaa macnaha nafta, xiriirka ay la leedahay qalbiga, caqliga, jirka iyo ruuxda. Wuxuu sharxayaa sida loo hufiyo nafta iyo sida loola halgamo. Cutubka labaadna wuxuu si qoto dheer u falanqeynaya cudurrada nafta ku dhaca, astaamaha lagu garto, sababaha keena iyo daawooyinkooda. Dr. Cali Maxamed Salaax wuxuu adeegsaday Quraanka, Sunnada Nabiga ﷺ, iyo aqoonta culimada si uu u sharxo aragtidiisa ku saabsan daaweynta nafta. Wuxuu si gaar ah u falanqeeyey hannaanka ay culimadii hore u daaweyn jireen naftooda iyo casharrada laga baran karo. Buuggan waa il qiimo leh oo muhiim u ah qof kasta oo doonaya inuu fahmo naftiisa, cudurada ku dhaca iyo sidii uu uga bogsan lahaa. DR CALI MAXAMED SAALAX waa aqoonyahan diimeed, waa cilmi baare wax ka qoray culuum kala duwan sida xadiiska, culuum Quraanka, fiqiga iyo is bar-bar dhiga diimaha; (Yuhuudiyada, kristaanka iyo Islaamka) oo uu ka gaarey derajada (professor). Sanadkii 1991-kii, Dr Cali wuxuu ka qaatay shahaadada Bachelor-ka Xadiiska iyo Diraasaadka Islaamka Jaamacadda Madiina, Sacuudi Carabiya, kadibna wuxuu ka qaatay shahaadada Master-ka cilmiga diinta iyo Diraasaadka Islaamka Maka sanadkii 1994-kii, ka dibna sanadkii 2000 wuxuu ka qaatay Doktoraadka Falsafadda iyo Diimaha Is-barbardhiga ah Jaamacadda Qaranka ee Malaysia. Ugu dambeyntii sanadkii 2020-kii, wuxuu ka qaatay Shahaadada Norwegian center for arbitration and legal services. Buugaagta uu Dr Cali daabacay waxaa ka mid ah kuwa Ingiriiska ah: Qur'aan: Moral Compass of the Believer (Looh Press, 2023); Evil Eye: Reality and Remedy (Looh Press, 2023); The Shield of Islam (Looh Press, 2024); Domestic Peace: Quranic Guidance for Building Healthy Family Bonds (Looh Press, 2024); The Pearls: An Anthology of Lectures on Morality, Spirituality, and Intellectualism (Looh Press, 2024); Jinn & Black Magic: Understanding The Reality & Seeking Remedies in Islamic Theology (Looh Press, 2024); 10 Stories from the Prophet: Reflections & Insights (Looh Press, 2024); The Abrahamic Paradigm: Pluralism, Salvation, and the Challenges of the Contemporary Abrahamic Trialogue (Looh Press, 2024). Kuwa Carabiga ah uu qoray waxaa ka mid
Citește mai mult

S-ar putea să-ți placă și

De același autor

Părerea ta e inspirație pentru comunitatea Libris!

Acum se comandă

Noi suntem despre cărți, și la fel este și

Newsletter-ul nostru.

Abonează-te la veștile literare și primești un cupon de -10% pentru viitoarea ta comandă!

*Reducerea aplicată prin cupon nu se cumulează, ci se aplică reducerea cea mai mare.

Ma abonez image one
Ma abonez image one
Accessibility Logo

Salut! Te pot ajuta?

X