Wiilkii Quusan Waayey: Xusuusqorkii Ololahii Qaaddiid: Xusuusqorkii Ololihii Qaaddiid

De (autor): Abuukar Cawaale

Wiilkii Quusan Waayey: Xusuusqorkii Ololahii Qaaddiid: Xusuusqorkii Ololihii Qaaddiid - Abuukar Cawaale

Wiilkii Quusan Waayey: Xusuusqorkii Ololahii Qaaddiid: Xusuusqorkii Ololihii Qaaddiid

De (autor): Abuukar Cawaale

"Buuggaani ma aha buuggii ugu horreeyey ee laga qoro qaadka iyo waxyeellooyinka uu bulshada u geystay. Laakiin, waxa uu buugaagta kale kaga duwan yahay waa inuu ka kooban yahay dhibaatada qaadku uu shakhsiyan ii geystay iyo sidaan aakhirkii uga guuleystay. Waxaa kale oo uu buugaagta kale kaga duwan yahay wuxuu ka sheekaynayaa ololihii qaadka lagaga joojinayey dalka Ingiriiska iyo guushii laga gaarey.

Buuggani sidoo kale wuxuu si aad u furan una hufan oo daacadnimo ku salaysan u soo bandhigayaa dhibaatadii i soo martay waayihii aan maandooriyaha qaadka isticmaali jirey, iyo dhibaatooyinkii aan ka soo maray isticmaalka mukhaadaraadka qaadka. Waxaan kaga sheekaynayaa wixii shakhsiyan aan kala kulmay maandooriyaha qaadka, iyo waxyaabihii igu dhaliyay inaan isticmaalka daroogada qaadka iska joojiyo. Waxaa kale oo buuggaani kaaga sheekayn doonaa sababihii igu dhaliyay inaan bilaabo halganka dheer ee tobonka sano qaatay ee aan ugu ololeeyay sidii qaadka looga joojin lahaa dalka Ingiriiska.

Waxaa kale oo buuggu soo bandhigayaa caqabadihii ka horyimid halgankii dheeraa ee ololaha Qaaddiid. Wuxuu tilmaamayaa oo dhiirrigelinayaa inuusan qofku marnaba ka quusan hiigsiga himiladiisa, caqabad walba oo soo foodsaartana uu ku wejeho dhiirranaan iyo dhabar adayg, isagoo muujinaya dadaal dheeraad ah, Ilaahayna talada saaranaya."

ABUUKAR CAWAALE "QAADDIID" waa qoraa, macallin, wariye, ganacsade, ka shaqeeya arimaha bulshada, gaar ahaa dabargoynta maandooriyaha qaadka oo uu guul ka gaaray bishii Yuulyo, 2013kii, markii ugu dambeyntii dowladda Ingiriisku go'aansatay in qaadku ka mid yahay maandooriyeyaasha halista ah, waxaana laga xaaraantinnimeeyay waddanka Ingiriiska. Wuxuu shaqo culus ka qabtay ololahii qaaddiid, ama la dirirkii qaadka laga ganacsado, la iibsado, ama la cuno. Abuukar Cawaale kuma qanacsana in daIka Ingiriiska Qaadka laga xaaraantinnimeeyay oo kaliya. Wuxuu hadda olole hor leh ugu jiraa sidii wax looga qaban lahaa musiibooyinka uu Qaadku ku hayo in badan oo ka mid ah Soomaalida ku nool gudaha waddanka Soomaaliya iyo waddamada la dariska ahba. Wuxuu u heellan yahay howl cusub iyo halgan hor leh.

Citește mai mult

-10%

PRP: 107.47 Lei

!

Acesta este Prețul Recomandat de Producător. Prețul de vânzare al produsului este afișat mai jos.

96.72Lei

96.72Lei

107.47 Lei

Primești 96 puncte

Important icon msg

Primești puncte de fidelitate după fiecare comandă! 100 puncte de fidelitate reprezintă 1 leu. Folosește-le la viitoarele achiziții!

Livrare in 2-4 saptamani

Descrierea produsului

"Buuggaani ma aha buuggii ugu horreeyey ee laga qoro qaadka iyo waxyeellooyinka uu bulshada u geystay. Laakiin, waxa uu buugaagta kale kaga duwan yahay waa inuu ka kooban yahay dhibaatada qaadku uu shakhsiyan ii geystay iyo sidaan aakhirkii uga guuleystay. Waxaa kale oo uu buugaagta kale kaga duwan yahay wuxuu ka sheekaynayaa ololihii qaadka lagaga joojinayey dalka Ingiriiska iyo guushii laga gaarey.

Buuggani sidoo kale wuxuu si aad u furan una hufan oo daacadnimo ku salaysan u soo bandhigayaa dhibaatadii i soo martay waayihii aan maandooriyaha qaadka isticmaali jirey, iyo dhibaatooyinkii aan ka soo maray isticmaalka mukhaadaraadka qaadka. Waxaan kaga sheekaynayaa wixii shakhsiyan aan kala kulmay maandooriyaha qaadka, iyo waxyaabihii igu dhaliyay inaan isticmaalka daroogada qaadka iska joojiyo. Waxaa kale oo buuggaani kaaga sheekayn doonaa sababihii igu dhaliyay inaan bilaabo halganka dheer ee tobonka sano qaatay ee aan ugu ololeeyay sidii qaadka looga joojin lahaa dalka Ingiriiska.

Waxaa kale oo buuggu soo bandhigayaa caqabadihii ka horyimid halgankii dheeraa ee ololaha Qaaddiid. Wuxuu tilmaamayaa oo dhiirrigelinayaa inuusan qofku marnaba ka quusan hiigsiga himiladiisa, caqabad walba oo soo foodsaartana uu ku wejeho dhiirranaan iyo dhabar adayg, isagoo muujinaya dadaal dheeraad ah, Ilaahayna talada saaranaya."

ABUUKAR CAWAALE "QAADDIID" waa qoraa, macallin, wariye, ganacsade, ka shaqeeya arimaha bulshada, gaar ahaa dabargoynta maandooriyaha qaadka oo uu guul ka gaaray bishii Yuulyo, 2013kii, markii ugu dambeyntii dowladda Ingiriisku go'aansatay in qaadku ka mid yahay maandooriyeyaasha halista ah, waxaana laga xaaraantinnimeeyay waddanka Ingiriiska. Wuxuu shaqo culus ka qabtay ololahii qaaddiid, ama la dirirkii qaadka laga ganacsado, la iibsado, ama la cuno. Abuukar Cawaale kuma qanacsana in daIka Ingiriiska Qaadka laga xaaraantinnimeeyay oo kaliya. Wuxuu hadda olole hor leh ugu jiraa sidii wax looga qaban lahaa musiibooyinka uu Qaadku ku hayo in badan oo ka mid ah Soomaalida ku nool gudaha waddanka Soomaaliya iyo waddamada la dariska ahba. Wuxuu u heellan yahay howl cusub iyo halgan hor leh.

Citește mai mult

De același autor

Părerea ta e inspirație pentru comunitatea Libris!

Istoricul tău de navigare

Acum se comandă

Noi suntem despre cărți, și la fel este și

Newsletter-ul nostru.

Abonează-te la veștile literare și primești un cupon de -10% pentru viitoarea ta comandă!

*Reducerea aplicată prin cupon nu se cumulează, ci se aplică reducerea cea mai mare.

Mă abonez image one
Mă abonez image one
Accessibility Logo